Dayuurado shil ku galay dalka Faransiiska & howlo gurmad ah oo socda (Daawo Sawirro)

Laba dayuuradood oo ah kuwa ciidamada ayaa ku burburay Koonfurta Faransiiska, iyadoo shilkani dayuuradeed ay ku dhinteen 5 qof sida warbaahinta Faransiiska sheegeen. Burburka diyaaradahani ah nooca Helikobtarka ayaa ka dhacay harada Carcès. Kooxaha gurmadka ayaa imika baadigoobaya 6 qof oo saarnaa mid ka mid ah diyaaradaha burburay. Ma cadda ilaa iyo imika waxa dhaliyay … Continue reading Dayuurado shil ku galay dalka Faransiiska & howlo gurmad ah oo socda (Daawo Sawirro)